Waraabi Wadnahaada Wanaag
AnnuurMediaCenter AnnuurMediaCenter
22.8K subscribers
434 views
12

 Published On Dec 5, 2016

Wadnuhu waa Xubin Wayn oo Qeyb Wayn kaga Jirta Jirka yaga iyo jiritaanka yaga. Hadduu hagaago Nolosheena oo dhan horay u Socon Wayna hagaagi. Hadduu Halaabana Nolosheena oo dhan hoos bay u socon wayna hallaabi.
Waa Muhiim in aan ku baraarugno oo barano Wadnahayaga iyo Waxa Wanaajin Kara iyo Wadooyinka aan u mari karno wanaajintiisa.

Daawo Maangodlinta Maanta Waxaad ka helaysaa Murti ku dhaqaajisa kuna dhiiro galisa InshaaAllah. Waxaa Noo Soo jeedinaya Walaalkeen Abdinuur Adan Hayir.

show more

Share/Embed