Idacaadda AMC iyo Barnaamijta Bulshada Ka Daawan Doonto
AnnuurMediaCenter AnnuurMediaCenter
22.8K subscribers
3,867 views
12

 Published On Mar 9, 2012

Barnaamijka Maanta Waxaan Ku Qaadaa Dhigaynaa Shanta Tiir ay ku Taagan Tahay idaacada AMC. Waa shan Tiir oo Qofkii iska Tiiriya uu noqonayo qof sugan oo isku dheeli tiran oo gaara liibaanta aduun iyo mid aakhro. AMC Waxay Xoogsaari Doontaa in ay dadka u soo tabiso ama ka wacyi galiso arimaha ku saabsan Shantan Tiir oo kale ah 1)Rumaynta(Nafta Iyo Rabbi), 2) Reerka(Arimaha Qoyska, 3) Risqiga(Shaqooyinka), 4) Caafimaadka iyo 5)Cilmiga/Tacliinta. Afka Qalaad Waa:Faith, Family, Finance, Health, and Education. Waxaa Daadihinaya Maxamud Cabdi Nuur Iyo Cabdinuur Adan Xayir oo Uu Waydiinayo Idaacadda AMC iyo Barnaamijta ay u Soo Gudbin doonto Bulsho Waynta Soomaaliyeed.

show more

Share/Embed