Maangodlin: Cayili Caqligaada Caatana Ka Celi Qeybtii 2aad
AnnuurMediaCenter AnnuurMediaCenter
22.8K subscribers
506 views
13

 Published On Jan 9, 2017

Caqliga Wanaagsan buu Calamku Maanta ku kala haray ama ku kala hormaray.Mowduuca Maangodlinta Maanta Waa Qeybtii 2aad CAYILI CAQLIGAADA CAATANA KA CELI. Cinwaankeeda Hoosena Waa HAGIDA HARDANKA FAKARKA CAQLIGA IYO FICILKA QALBIGA.Daawo Walaalkeen Abdinuur Adan Hayir oo Noo sharaxaday Heshiisiinta Caqliga iyo Qalbiga iyo Dadka hormary iyo qaabka ay ku hormareen.

show more

Share/Embed