ALGERIA | Dalka ugu Baaxadda Weyn Afrika
ITAAL MEDIA ITAAL MEDIA
248K subscribers
35,221 views
1.8K

 Published On May 1, 2023

Algeria waa dalka ugu baaxadda ballaaran Qaaradda Afrika, waa dalka uu ku yaallo masjidka saddexaad ee ugu weyn caalamka, Manaaradda ugu dheer caalamka, iyo dad lagu tiriyo bulshooyinka ugu ilbaxsan Afrika iyo shucuubta Carabta

show more

Share/Embed