Xamaas oo gantaalo ku garaacday Tel Aviv, Sidee Ciro uga badbaaday isku day dil? | Qubanaha VOA
VOA Somali VOA Somali
560K subscribers
61,997 views
1.1K

 Published On Streamed live on May 26, 2024

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah, Xamaas oo gantaalo ku garaacday Telaviv, wareysi aan la yeelanay Cismaan Cirro oo ka badbaaday isku day dil, 670 qof ay ku dhinteen dhul go’ ka dhacay Papua New Guinea, Norway oo waraaqaha diblomaasiyadeed ku wareejisay Falastiin, Soomaalida Kenya oo kasoo horjeestay qaabka qeybsiga dakhliga Kenya iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:15 670 qof ay ku dhinteen dhul go’ ka dhacay Papua New Guinea
03:24 Xamaas oo gantaalo ku garaacday magaalada Telaviv
05:01 Norway oo waraaqaha diblomaasiyadeed ku wareejisay Falastiin
07:01 Kolonyo gargaar ah oo ka gudbay xudduudda Masar iyo Gaza
13:37 Sidee ayuu Cismaan Cirro uga badbaaday iskuday dil?
22:45 Suxufiyiinta qaxootiga ku ah Kenya oo teegeero helaya
26:53 Xuutiyiinta Yemen oo siidaayay 100 maxbuus

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

show more

Share/Embed