SU'AASHA UGU ADAG WARAYSIGA SHAQADA (Part-2)
Said Abshir Said Abshir
4.78K subscribers
3,124 views
232

 Published On Mar 13, 2021

Su'aalaha waraysiga shaqada waxaa ku jira su'aalo qaybtood ay habboon tahay inaad ka fiirsato sidaad u jawaabaysid. Su'aasha maantey aan kaga hadlayo Video-gan waa mid aan u arkey iney muhiim u tahay Soomaalida iney fahmaan sidey noqon lahayd jawaabteeda.

show more

Share/Embed