Sidee shaqo uga heli kartaa Soomaalida dhexdeeda wakhtigan || Talooyinkan eeg
Bakaal Warfaa Bakaal Warfaa
1.08K subscribers
59 views
5

 Published On Oct 2, 2024

Tan iyo markii aan xiriyadda qaadannay, Soomaalidu waxa ay isku shaqaalaysiinasay hab reeraysan.

🏤🌐Xattaa jagooyinka sarsare ee xukuumada habkaas baa lagu kala qaataa. Tani waxa ay sababtay in xafiiska kasta ninka madaxda ka ahi shaqaalaysiin karo cidda ku reerka ah, waana sababta keentay in ay jiraan reero markasta maamulka markaasi jira ku kacsan.


🌉🚀 Waxa ay sidoo kale sababtay, in ay adkaato in qofku si shakhsi ah u raadsado shaqo hay'adeed.


⛔ Cidda aan qof saamayn leh wadan, shaqo in ay heshaa aad bay u adagtahay.


Sidee looga gudbi karaa?

1. Noqo ruux u xisaabsan reerka uu/ay ka dhashay/dhalatay. Hoggaamiye u noqo dadka kuugu xiga

2. Aqoontaada iyo xirfadaha aas-aasiga u ah nolosha aad u dhis.

3. Si fiican u adeegso baraha bulshada oo cidda aad tahay halkaasi ha laga arko.

4. Lacagaha digital ka ah ogow, si aad uga maaranto shaqooyinka aan soo sheegnay ee reereysan.

show more

Share/Embed