Google oo 20 BILLION Siisay Apple si ay macaamiisha Apple ugu Doorto adeegsiga Google search engine
Bakaal Warfaa Bakaal Warfaa
1.08K subscribers
32 views
6

 Published On Aug 16, 2024

waaxda caddaaladda iyo garsoorka ee xukuumadda Maraykanka ayaa eedaymo waawayn ku soo oogay shirkadda Google.


Google waxa lagu eedeeyay in ay xuurto ku haysato suuqa raadinta ee dhanka Internet ka ( Onine searching).

waxa lagu helay in ay lacag $20 billion ah siisay shirkadda Apple si ay Apple Google uga dhigto Default search engine.

Apple waxa ay samaysaa aaladaha casriga ah sida mobiles iyo computers, aaladahaasi waxa ay ku shaqeeyaan Internet.

Haddaba qof kasta oo haysta mobile ama laptop Apple soo saartay, waxa u dooran in uu isticmaalo Google.


Google halkaasi waxa ay ka heshay macaamiil iyo balaayiin lacag ah.

show more

Share/Embed