NAFTAADA KA HORMARI DHINACYADAAN ( muhiim )
SEYDARUUS SEYDARUUS
2.14K subscribers
4,782 views
343

 Published On Mar 26, 2024

waxaan kugu xujeysan doonaa dhamaadka muuqaalka laba xujjo , waxaana kuu sheegi doonaa waqtiga iyo shuruudaha xujjadeyda :
Si aad u noqoto xiddig dhalaala oo ka dhex muuqdo bulshada waa inaad naftaada dhinacyo badan ka dhistaa.
Waxaa jiro dhinacyo badan oo u baahan inaan ka hormarinno oo ka dhisno nafaheenna iyo nolosheenna

Noloshaan waxaa ugu muhiimsan joogteynta , iyo laylinta nafta ( DISCIPLINE ) , la’aantodna ha sugin xitaa buur inaad fuusho .

Dadaal , joogtee , nafta qasab ,

ka aqriso maqaallo badan linkiga

WEBSITE : https://seydaruus.net/
twitter :   / ceydaruuus  

website-ka seydaruus.net waxaan ku soo gudbiyaa maqaallada dhaadheer ee u badan hormarinta naffta .

sidoo kale twitter ( x ) waxaan ku soo godbiyaaa xogo kooban iyo qormooyin gaagaaban iga soo follow garee halkaasne.

wixii aragti ah comment iigu reeb.

#muqdisho #somalia

show more

Share/Embed