FURAYAASHA GUUSHA | 5 SIROOD Oo Aad Guul Kasta KU Gaadhi Karto
Wax Ka Barro Wax Ka Barro
436K subscribers
245,942 views
7.9K

 Published On May 12, 2019

โ˜€๏ธ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO ๐Ÿ‘‡

Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barroโ–บ https://bit.ly/2R8hH0w

Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Noloshaโ–บ https://bit.ly/2RblqKX

Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhayโ–บ https://bit.ly/2XJbpae

Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecelโ–บ https://bit.ly/2XefNkE

Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahayโ–บ https://bit.ly/2KEPXiW

โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ

๐Ÿค” XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO ๐Ÿ‘‡

Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.

๐Ÿค” Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale

โ˜… ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.

โ˜… XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.

โ˜… XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.

โ˜… WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.

โ˜… DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.

SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY

Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.

show more

Share/Embed