SIDEE MAGAC LOOGO BIXIYA GANACSIGA
Sahal Online Sahal Online
230 subscribers
602 views
24

 Published On Apr 23, 2024

Ganacsi kastaaba wuxuu ka bilaabma in magaca loo sameeyo, Magacu wuxuu ka ciyaar qayb muhiim ah marka aad ganacsi bilaabayso, Hadaba Muuqaalkan waxaan kugula wadaagi doona siyaabiyihi iyo tabooyinkii aad mari lahayd markaad magac ganacsi u bixinayso, iyo tusaalayaal shirkado aan maalinkasta aragno

Waxaan ka codsanayna inaad Channel ka Subscribe noo tidhaahdid , Like na aad noo saarto Video aad ka hesho, Dhiirigalin ayay noo noqonaysa waxayna keenaysa inaan Mawduucyo la xidhiiidha Ganacsiga , Horumarka iyo Dhiiraglintaan soo badino, MAHADSANID

show more

Share/Embed