SWITCHES VS ROUTERS | Astaamaha Switch iyo Router
Somali Networking Academy Somali Networking Academy
6.84K subscribers
12,078 views
813

 Published On Premiered Jan 21, 2021

Haddi aa tahay shaqo doon "Network Engineer", Boqol kiiba 90 waxaa xaqiiq ah in aad la kulmi doonto Hadal waydiin farsameesan. Ha noqon shaqsi ku nool Qeexintaan "Definations". Ahaaw Shaqsi si tafatiran u yaqaan hooshiisa.
Muqaalkan waxaad ku baran doonta Astaamaha ay kala leeyiihin Switch iyo Router. Haddii aad dhameesato Muuqalkaan waxaad awood buuxda u yeelan doonta in aad kala saarto Farqiyada iyo Astamaha Switch iyo Router.
  / sonac.so  

  / acadmeysomali  

  / academy_sonac  

show more

Share/Embed