Traffic Website-kaga Ma u iibin Kartaa | Affilite Marketing & Google Adsense
Somali Tech Somali Tech
78.8K subscribers
1,963 views
178

 Published On Oct 8, 2024

★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
☑ Websitekena -- https://somalitech0.com
☑ Facebook --   / somalitech0  
☑ Instagram --   / somalitech0  
☑ Telegram -- https://t.me/somalitech0
☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414


Traffic waa waxa ugu muhiimsan ee webste-kasta ay ku xidhan tahay inu dhaqaale sameeyo nooc kastaba website-ka ha ahaade. waxa jira qaabab traffic loo iibsado isla markana website-kaga aad ugu helayso dad soo booqda adigo dhaqaale bixinaaya balse dhaqaalaha aad bixinayso uu ka badan yahay dhaqaalaha kaaga soo xaroonaya traffic-ga soo booqanaya website-ka. Waxa muuqalkan aynu kaga bogan doona waxkasta oo ku saabsan sida aad u helayso traffic-gaas iyo sida aad dhaqaale uga samaynayso.


★ ---- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ---- ★
☑ https://www.hostg.xyz/SHDzn



Sidee Ayaa Loo Sameeya Website Wordpress ah | Course Dhamaystiran    • Sidee Ayaa Loo Sameeya Website Wordpr...  


Hada Lacag Waad Ka Samayn Karta Internetka Adigo Somalia Jooga (Qaybta 1aad)    • Hada Lacag Waad Ka Samayn Karta Inter...  
(Qaybta 2aad)    • Sidee Lacagta Loogala Baxaya Website ...  


Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah Dhaqaalena Looga Sameeyo Blogger.( Bilaw Ilaa Dhamaad)    • Sida Website Loo Samaysto Si Free Ah ...  


Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah Bilaw ilaa Dhamaad | Qaybti 2aad    • Sida Loo Sameeyo Website Blogger Ah B...  




★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★





★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★



☑ Daawaday Muqalka

☐ LIke Gareeyay?

☐ Subscribe Gareeyay?

--------------------------------------

show more

Share/Embed