Aragti iyo oraah || Xalqada 14-aad|| FALSAFADDA|| Cabdicasiis Mubaarak
Mk Anshax Mk Anshax
60.1K subscribers
308 views
17

 Published On Apr 23, 2022

Barnaamijka Aragti iyo Oraah waa barnaamij Maalinle ah, inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.
Barnaamijka waxa uu lafagurayaa mawduucyo muhiim ah oo kala geddisan, kuwaas oo ka qayb qaadnayo kobcinta garaadka, iyo sare u qaadidda wacyiga Bulsho.
Barnaamijka waxa uu la hadlayaa guud ahaan Bulshada, gaar ahaan dhellinyarada, waxaana looga gol leeyahay sare u qaadista wacyiga Bulshada iyo ifinta Mawduucyada ka hadalka u baahan.
Waxaa soo jeedinayo Ustaad: Cabdicasiis Cabdullahi Xuseen (Mubarak)
@Ramadaan2022|1443

show more

Share/Embed