Sirta Aan La Xallin || Safarkii Geerida ee Buuraha Dyatlov
Abdulahi Show Abdulahi Show
94 subscribers
248 views
0

 Published On Sep 19, 2024

Sheekada Dyatlov Pass waa mid kamid ah dhacdooyinkii ugu xiisaha badnaa ee weli qarsoon taariikhda.

1959, koox dhalinyaro Ruush ah ayaa safar halis ah ku galay buuraha Ural ee qabowga daran, balse nasiib darro, safarkoodii wuxuu isu bedelay dhacdooyin qarsoon oo ay geeriyoodeen si aan la garan karin.

Baaritaanno la sameeyay waxay muujinayaan dhaawacyo argagax leh iyo xaalado aan la sharxi karin.

Maxaa dhacay habeenkaas mugdiga? .

Wax la ogaaday ma jiro, balse sheekadan waxay noqotay xujad la yaab leh oo weli dadku xiisaynayaan.

Soo gal muuqaalka si aad u daawato sheekooyinka qarsoon iyo xujada aan weli la xallin ee dhacdadan taariikhiga ah.

show more

Share/Embed