WARIYE COWKE || TAARIIKH NOLOLEEDKIISA || BARO HALDOORKAAGA || 2021
RUDWAN CHANNEL RUDWAN CHANNEL
2K subscribers
6,562 views
79

 Published On Mar 1, 2021

KU SOO DHAWOW KANAALKA RUDWAN CHANNEL

Haddii ay tahay markii u horaysay ee aad na soo booqatay Fadlan kanaalka susbscirbe saar lana wadaag asxaabtaada,si aan ugu dhiirano inaan muqaalo idin anfaca soo diyaarino.

Fadlan muqaalka like saar si uu u gaadho dadkale oo badan. Mahadsanid

Axmed xasan Cowke waa mid ka mid wariyayaasha soomaaliyeed kuwa ugu saamaynta badan (AHU) Wuxuu ahaa wariye ay umadu aad jeceshahay war tebintiisa iyo barnaamijyadiisaba wuxuuna ahaa rug cadaa saxafadeed kaaso inbadan ku soo jiray saaxafada iyo warbaahinta
muqaalkan kooban waxaan ku eegaynaa taariikh nololeedkiisa intii uu noolaa wariyuhu allah u naxariistee.


Taariikhda Abwaan Hadraawi
   • ABWAAN HADRAAWI || TAARIIKH NOLOLEEDK...  

Taariikhda Abawaan gaariye
   • ABWAAN GAARIYE || TAARIIKH NOLOLEEDKI...  

show more

Share/Embed