Dad Leh Balwadaha Ugu layaabka Badan Aduunka
QISADEYDA QISADEYDA
7.64K subscribers
11,820 views
299

 Published On Nov 21, 2020

Daacad noo noqo, weligaa mayeelatay dooq aan caadi aheyn oo saaxibadaada waligood aysan fahmin? Ama waxaa laga yaabaa inaad kuwaalneed shey ama wax uun , isla markaana saaxibadaada kugu xiran heli kari waayeen wixii aad ku aragtay isaga ama iyada. Malaha kulligeen waxaynu soo marnay wax la mid ah. Laakiin dadka aan maanta kuu sheegayno waxay leeyihiin wax ka badan balwado la yaab leh. Iyaguna kama xishoonayaan iyaga. Maanta waad la kulmi doontaa dadka qaar oo aan dan ka lahayn fikradaha dadka kale oo sameeya waxa ay doonaan.
#balwad#caadooyinka#Yaabkayaabkii#runsheek#cameroqarsoon

subacribe saar janaalkeena hada wakana linkiga    / @qisadeyda544  

#film
#captain_majid
#liibaan_pro

show more

Share/Embed