Indha xanuunka ay shaashaduhu keenaan | Digital Eye Strain
Dr Ahyaa Dr Ahyaa
41.5K subscribers
21,197 views
1K

 Published On Aug 6, 2020

Indha xanuunka keeno shaashadaha| Digital Eye Strain. waa indha xanuun qarniyadan dambe soo badanayo oo ay u sababtahay qaab aan habooneen oo loo adeegsado shaashadaha .
muuqaalkan waxaad kaga bogan doontaa 5 talo oo kaa caawinaayo xanuunka indhaha ee keento shaashadaha & labo jimicsi oo kaa yareenayo indha xanuunka .
Ha hilmaamin inaa subscribe saarto hadii aad ka faaideesatay muuqaalkan .

https://ahyaaoptical.com




#indhaxanuunka #shaashadaha #iftiinkamobilka

show more

Share/Embed