Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan Oo Riwaayad Ka Sameyey Waqti Ku Luminta Internet-ka Siiba Facebook.
Gacanlibaax Channel Gacanlibaax Channel
10.1K subscribers
592,706 views
3.7K

 Published On Jul 1, 2017

Halkan ka daawada riwaayad aan dheerayn oo jilayaasha Sooraan, Jawaan iyo koox wehelinaysaa ka sameeyeen isticmaalka Internet ka iyo sida dad badani ugu mashquulsan yihiin, isla markaana dahanooga ugu dayacaan. Siiba sida hadda loogu khafiifay facebook.

show more

Share/Embed