LIL BALIIL - WAKERE ( OFFICIAL MUSIC VIDEO ) sms skiza 7755534 to 811
Lil Baliil Lil Baliil
758K subscribers
6,968,365 views
73K

 Published On Jun 15, 2019

Lil baliil performing #wakere #LilBaliil
Directed by bill eugene
produced/mastered by producer paulo
Download on
  / wakere-single  
itunes:
spotify:
amazon:
Social media accounts:
instagram:
www.instagram.com/lilbaliilofficial/
facebook:
www.facebook.com/LilBaliilOfficialFanPage/
twitter:
  / iamlilbaliil  
for bookings kindly contact
[email protected]

#SomaliMusicToTheWorld


SONG LYRICS


Wakere Wakere Wakere
Bbe Waa Aniga de de kiikore
O wakere wakere wakere wakere x2

Vas 1

Naftaan Adun bay Ku dooneysaa
( Naxriis U muuji )
Nabarkii Jeceylka la buka
(naxriis imuuji ). X2


Cakuye hadadan ii muuqan sideen Unolaada? Adigoon dhankeyga jogin Nolol ma itaala ?
Hadadan macaney ii muqan Farxad ma itaala ?
Wan Kufay oo Wan dhacay Markaad baxday Mala iga dambeeyn

Hook

Running For You Love
Looking For You Love
Crying For You Love
Dying For You Love
X2
Wakere Wakere Wakere
Bbe Waa Aniga de de kiikore
O wakere wakere wakere wakere x2

Vas2

Every Time You come around ma
Niyadda ii degtaa
Jeceylkana ha igu deyn Ma

Kali Marabee ikool kooli bbe
kuwa kale kuli meermeeri bbe
Cadowgana Naga dhexleexi bbe
Sidii Cunugi idheel dheeli bbe
Nabsi adigoon iga geliin
Kali Marabee ikool kooli bbe
kuwa kale kuli meermeeri bbe
Cadowgana Naga dhexleexi bbe
Sidii Cunugi idheel dheeli bbe

Hook

Running For You Love
Looking For You Love
Crying For You Love
Dying For You Love
X2

Wakere Wakere Wakere
Bbe Waa Aniga de de kiikore
O wakere wakere wakere wakere x2

Vas 3

Bbe Jeceylka ilahaaay haay haay
Adaa ku rabaa Niyadda Kuhaay haay
Hadan kuwaayana I will Cry Cry
Nabsi ha iga kalin ha igu oronin bye bye
X2


Wakere Wakere Wakere
Bbe Waa Aniga de de kiikore
O wakere wakere wakere wakere
O kere o kere wakere kere kere

show more

Share/Embed